Suus Dental Service

Esztétikai fogászat
Suus Dental Service wa adeeg dental oo aad u taya sareeyo qiimihiisuna jaban yahay ee ku yaala wadanka Hungary gaar ahan magaala madaxda budapest
SUUS DENTAL SERVICE waa adeeg daaweyn ilko oo aad u tayo sareyo qimihiisuna jabanyahay ee ku yaalo magaalada Budapest ee wadanka Hungary oo kalkaaliyayaal somali ah ay diyaar kugu yihiin iyo dhaqaatiir hangariyaan ah kuwaaso ku takhasusay cudurada ilkaha,ciridka,ika abuurid, qurxinta ilakaha iyo wixii so raaca ayagoo isticmalaya teknolojiyadii casriga ah midii ugu danbeysay kuuna sahlayo in dib laguugu abuuro ilkihii xanuun ama da\'da ama siyaabo kale kaaga lumay

Suus Dental Service elérhetősége

Adatok:

Cím: Budapest, Hungary, 1123

Suus Dental Service értékelései

Te milyennek látod ezt a helyet (Suus Dental Service)? Értékeld:

Suus Dental Service facebook posztok

Timeline photos

Macaamisha waxa dib u xasuusinayna in mudadii qiima dhimista ay ka harsan tahay 2 isbuuc ee ahayd 70% ,inagala so xariira cinwaanadan
http://suusdental.wordpress.com
Hotline:+36308332228
www.suusdental.com
Adress:alkotas street 29
Zip...

Suus Dental Service, 2017.02.06.

Timeline photos

Macaamisha sida tooska ah ugu xiran rugtena caafimad waxa dib u xasuusinaynaa in mudadii qiima dhimista 70% ahayd ee ka hartay muda 3 isbuuc ah hadaba inta aysan waqtigu idinka dhicin hore u so gaar,inagala so xariira cinwaanada hoos ku qoran
...

Suus Dental Service, 2017.01.30.

Timeline photos

Cadayga wa muhiim Maalin kasta cuntada dabadeed,Sido kale inta Aadan seexan habaynki sariirta ka hor,ku dadaal oo ha yareeysan.
Wixi dheeraad ah inagala so xariir cinwanadan hoos ku qoran
http://suusdental.wordpress.com
Hotline:+36308332228
...

Suus Dental Service, 2017.01.23.

"narrow"

A Fogászat.hu oldal hivatalos támogatója

Straumann Group
Straumann Neodent - Straumann Clearcorrect - Straumann
Gear.svg